Maanta, adduunku waa meel aad u mashquul badan oo dadku ku jiraan orod joogto ah. Mashaakilo nololeed, shaqo, iyo baahiyaha maalinlaha ah ayaa dad badan ka dhigaya inay hilmaamaan waxa ugu muhiimka ah: naftooda . Waa sababta oo ah ee loo baahan yahay buugagga ay ku qoran yihiin fahamka nafta iyo horumarinta shaqsiyeed.